Sunil Shetty oo og in Soomaalida ay taageeraan
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sunil Shetty (Balwaan) oo og in Soomaalida ay taageeraan

Aflaanta Hindiga waxaa ay ka mid yihiin kuwa ay aadka ay u daawadaan Soomaalida.

Haddaba ma u maleyneysaa in Balwaan uu og yahay inuu Soomali taageerayaal ah leeyahay.

BBC-da ayuu uga waramay taageryaashiisa Soomaalida iyo aflaanta uu soo saaray, wuxuuna khadka teleefoonka ee Magaalada Mumbai ee dalka Hindiya ugu waramay weriyaha BBC-da Bashiir Maxamed Caato oo ugu horreyntii weydiiyay bal in uu isu garanayo magaca soomaalidu u taqaano ee Balwaan ?

Mowduucyada la xiriira