Xaaladda ganacsiga Soomaalida Kisumu ee Kenya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xaaladda ganacsiga Soomaalida Kisumu ee dalka Kenya

Magaalada Kisumu oo ah tan saddexaad ee ugu weyn dalka Kenya, ayaa waxay ku taallaa goob u dhaw xadka Kenya la leeyahay waddamada Uganda iyo Tanzania oo xiriir ganacsi oo aad fiican la leh Kenya.

Waxa magaaladan ku dhaqan dad badan oo Soomaali ah oo u badan ganacsato. Suuqa wayn ee ganacsiga Soomaalidu waxa lagu magacaabaa Gaarisa Lodge, waxaana loogu magac daray suuq ku yaala xaafadda Islii ee magaalada Nairobi..

Duruufaha Soomaalida ganacsatada ah ee ku dhaqan magaalada Kisumu iyo sida uu yahay ganacsigoodu ayaa waxaa warbixintan ku eegaya weriyaha BBC-da Bashkas Jug Soodhacay oo dhawaan safar shaqo ku tagay magaaladaasi.