Abaaro weli ka taagan degaanada Soomaalida
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Abaaro weli ka taagan deegaanada Soomaalida

Waxaa weli ka taagan qeyba badan oo ka mid ah Geeska Afrika abaar ba'an oo saameysay dad iyo duunyaba.

Deegaanada haatan laga dayrinayana waxaa ka mid ah deegaanka Iskushuban ee Puntland.

Warbixin ay soo saartay he'yad maxali ah ayaa lagu sheegay in isku dhacyo ay halkaasi ka dhici karaan, madaama daruuri ay halkaasi ka da'day , reer guraa badan na ay halkaasi isugu tageen .

Hadaba weriyaha BBC-da Axmed Xaji xasan ayaa arintaasi ka wareystay Raage Xaaji Maxamed oo ah qoraaga warbixinta .