Waa maxay waxyaabaha ugu horreeya ee uu diiradda saari doono Aqalka Sare ee Soomaaliya?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waa maxay waxyaabaha ugu horreeya ee uu diiradda saari doono Aqalka Sare ee Soomaaliya?

Shalay xildhibaanada Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya waxa ay gudoomiye u doorteen Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo mudo dheer xildhibaan ka soo ahaa baarlamaanadii waddanka soo maray.

Soomaaliya ayaa waxaa sanadihii la soo dhaafay waxaa hareeyay isqabqabsi dhanka awoodda ah oo u dhaxeeyay madaxda sarsare ee dalka. Haddaba Aqalkan Sare cusub ma noqon doonaa mid ka badbaada isqabqabsigaasi dhanka awoodda ah maadaama uu jiro Golaha Shacabka oo ay sharci dajinta ka wada shaqeynayaan?

Su'aashaas iyo kuwa kale ayuu weriyaha BBC-da ee Muqdisho, Ibrahim Maxamed Aadan, waydiiyay gudoomiye Cabi Xaashi oo uu la kulmay waxyar un kaddib markii la doortay, waxa uuna marka hore weydiiyay dareenkiisa ku aadan jagadan cusub ee loo doortay?

Waxa uuna ku jawaabay