Daawo: Jahwareer ka dhashay qarax ka dhacay Muqdisho
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Jahwareer ka dhashay qarax ka dhacay Muqdisho

Qaraxyo iyo is-rasaaseyn saaka ka dhacday huteelka Dayax ee ku yaalla magaalada Muqdisho, ayaa lagu soo warramayaa in ay ka dhasheen khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.