DHageyso: Madaxweynaha Gambia oo si weynloo soo dhaweeyay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhageyso: Madaxweynaha Gambia oo si weyn loo soo dhaweeyay

Madaxweynaha dalka Gambia , Adama Barrow ayaa dib ugu noqday dalkiisa waxaana soo dhaweeyay boqollaal kun oo qof.

Sidoo kale, waxaa garoonka ku sugayay diblumaasiyiin caalami ah, waxaana loo dhigay roog cas.

Diyaaradaha dagaalka ee dalalka ECOWAS ayaa dusha kala socday xaaladda.

Halkan ka dhageyso wareysi aan la yeelanay qof ku sugan Gambiya iyo Falanqeyn.

Mowduucyada la xiriira