Trump oo amray in baaritaan lagu sameeyo Muslimiinta Mareykanka galaya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Trump oo amray in baaritaan lagu sameeyo Muslimiinta Mareykanka galaya

Madaxweynaha cusub ee Mareykanka ayaa ku dhawaaqay xayiraado dhanka socdaalka ah "si muslimka xagjirka ah looga ilaaliyo Mareykanka".

Wuxuu saxiixay amar guud, sida tallaabooyiin laga qaadayo qaxootiga iyo mamnuucidda qaxootiga Suuriya illaa amar dambe.

Wareysi uu siiyay TV, madaxweynaha wuxuu sheegay in masiixiyiinta Suuriya mudnaanta koobaad la siinayo marka ay soo codsadaan in Mareykanka megengelyo laga siiyo

Masaajiddo ku yaal Mareykanka oo loo hanjabay

Mareykanka oo qabtay rag qarxin rabay Soomaali

Cabdinasir Maxamed Cabdullaah, waa Qaraan dhinaca sharciyada la xidhiidha arimaha socdaalka ah waxaa waraystay wariyaha BBC-da Mohamed Haji Hussien wuxuuna waydiyay bal iinuu sharaxaad ka bixiyo wareegtadan uu soo saaray madaxwayne Donald Trump

Mowduucyada la xiriira