Madaxweyne Adama Barrow iyo Maalintiisii ugu horeysay xafiiska
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Madaxweyne Adama Barrow iyo Maalintiisii ugu horeysay xafiiska

Maalintii ugu horeysay ee shaqada madaxweynaha cusub ee Gambia, Adama Barrow, waxay u ahayd olole mudda qaatay.

Dadaalkiisa wuxuu qaaday si ka dheer sidii uu filayay, balse hadda wuu gaaray.

Hadaba muxuu qaban doonaa nin aan weligii xafiis dadweyne aanan ka shaqeyn?

Madaxweynaha Gambia oo la dhaariyay

'Yaxya Jammeh oo aqbalay inuu xilka wareejiyo'

Dawladda Gambia 'oo la' 11 milyan oo doolar' ka dib markii uu Jameh dalka isaga baxay

Umaru Fofana ayaa warbixintan ka diyaariyay caasimadda dalkaas ee Banjul

Waxaa soo jeedinaya Mowliid Xaji Cabdi.

Mowduucyada la xiriira