Daawo: Sida uu amarka Trump u saameeyay Soomaalida sugeysay in loo qaado Mareykanka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Sida uu amarka Trump u saameeyay Soomaalida sugeysay in loo qaado Mareykanka

Soomaalida qaabilaada ka heshay Mareykanka ee rajada ka qabtay inay duulaan maalamaha soo socdo ayaa ku hingoobay riyadoodii ka dib markii Trump uu soo saaray amar ka dhan ah qaxootiga dalal ay Soomaaliya ku jirto. Halkan ka daawo gabdho Soomaaliyeed oo ku sugan Nairobi oo uu saameyn ku yeeshay go'aanka Trump