Daawo: Xaguu marayaa dhismaha darbiga xadka Kenya iyo Soomaaliya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Xaguu marayaa dhismaha darbiga xadka Kenya iyo Soomaaliya

Iyadoo ay dunida ay aad u hadal hayso darbiga uu Donald Trump ka dhisi doono xadka Meixico, ayaa BBC-du waxay booqatay darbi kaa la mid ah oo kenya ay ka dhiseyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya. Haddaba xaguu marayaa dhismaha darbigaas?