Austria: Goobaha dadweynaha laguma xiran karo indhashareerka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Austria: Goobaha dadweynaha laguma xiran karo indhashareerka

Dowladda Austria ayaa ka mamnuucday indho shareerka haweenka dumarku wajiga ku xirtaan xarumaha Maxkamaddaha, Iskoolada iyo goobaha dadweynaha.

Suldaan Maxamed Yuusuf Cabdi oo degan Wadanka Austria ayaan ka wareysannay go'aankan.

Wuxuu u waramay weriyaha BBC-da Cabdinuur Sheekh Maxamed ISxaaq.