Saamaynta abaaruhu ku yeesheen xoola dhaqatada degan inta u dhaxaysa Hargeysa iyo Berber
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Saamaynta abaaruhu ku yeesheen xoola dhaqatada degan inta u dhaxaysa Hargeysa iyo Berber

Weriyaha BBC Axmed Saciid Cige intii uu marayay deegaanada abaartu saamaysay gaar ahaan wada Hargeysa ilaa berbera oo uu dadka reer miyiga ah wareysaanaayay dadkii uu la kulmay waxaa ka mid ahayd haweyney da' ah oo ilma yarna gacanta haysata oo la joogtay xayn adhi ah oo ay sheegtay inuu yahay baaqii uga soo hadhay afar boqo oo neef .

aan idinku wareejiyo Axmed Saciid iyo islaanta is wareysigii dhex maray