Saacadaha shaqada ee Sweden oo la dhimayo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Saacadaha shaqada ee Sweden oo laga dhigayo 6-saacadood

Dhagayste bal ka warran in maalintii oo dhan aad shaqeysid 6 saac halkii aad ka shaqeyn lahayd 8 saac ama ka badan, mushaarkaadana aad si buuxda u heshid?

Dalka Sweden ayaa labadii sano ee lasoo dhaafay tijaabinayay hannaan shaqaalaha ay maalintii oo dhan ka shqeynayaan 6 saac.

Boqorada Sweden sheegtay in gurigeeda uu ku jiro reer aaqiraad

Wiilal Soomaali ah oo lagu dilay dalka Sweden

Waxaa tijaabadaasi ka qeyb qaatay hay'addo dowladeed oo waaweyn iyo weliba shirkaddo ganacsi, kuwaasoo sheegay in ay macquul tahay oo la dhaqan gelin karo.

Haddaba hannaankaasi ma shaqeyn karaa? Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Gothenburg kasoo dirtay Maddy Savage, waa tan Suheyba Maxamed Badqas oo soo jeedisa.

Mowduucyada la xiriira