Saameynta ay yeelatay dadka u hayaamay Isku-shuban
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Saameynta ay yeelatay dadka u hayaamay Isku-shuban

Abaarta ka jirta dhulka Soomaalida ayaa sii daba dheeraaneysa, waxaana soo badanaya cabashada ka imaneysa dadka ay abaartu saameysay.

Deegaanno ka tirsan gobolka Bari gaar ahaan Isku-Shuban ayaa waxaa usoo hayaamay xoolaley badan oo kasoo cararay abaarta.

Deegaannadaasi ayaa hadda la sheegayaa in ay xaalufeen.

Salma Maxamuud Cabdi oo ka mid ah dadka kasoo hayaamay gobolka Sanaag ayaa xaaladda abaarta uga warrantay weriyaha BBC Maxamed Cabdiraxmaan.

Mowduucyada la xiriira