Adan Ducaale oo u hambalyeeyay madaxweyne Farmaajo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

DHAGEYSO: Adan Ducaale oo u hambalyeeyay madaxweyne Farmaajo

Adan Barre Ducaale oo ah hogaamiyaha xisbiga haya aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Adan Ducaale ayaa qadka telefoonka ugu warramay Axmed Xaji Xasan.

Mowduucyada la xiriira