Falanqeyn: Go'aanka maxkamadda Kenya siduu u shaqeyndoonaa?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Falanqeyn: Go'aanka maxkamadda Kenya siduu u shaqeyndoonaa?

Ka dib markii Maxkamadda sare ee Kenya ay joojisay in la xiro xerada ugu weyn ee caalamka ee Dadaab, maxay tallaabadaasi uga dhigan tahay qaxootiga.

Xerada waxay hoy u tahay dad aad u badan oo Soomaali ah, waxayna badankooda ka soo qexeen amni xumo iyo abaaro.

Hadaba, in dowladda Kenya ay racfaan ka qaadato go'aankaasi muxuu ka dhigan yahay?

Waxaa su'aashaas iyo kuwa kale aan weydiinay Dr Cabdiwahaab Sheekh Cabdi Samad oo u warramay Axmed Xaji Xasan