Musiibada abaaraha ee ku habsatay gobolka Waqooyi Bari
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Musiibada abaaraha ee ku habsatay gobolka Waqooyi Bari

Meelaha abaarta ugu daran ay saameysay Kenya waxaa ka mid ah gobolka Waqooyi Bari, halkaas.

Dowladda Kenya ayaa hadda qorsheyneysa inay dhaqaale ku bixiso sidii dadkaas loogu gurman lahaa.

Arrintaas waxay ka dhalatay ka dib markii lagu dhuwaaqday in abaaraha saameeyay qeeybo badan oo dalka ka mid ah Bariga Afrika ay tahay masiibo qaran ku noqotay Kenya.

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata aya weeydiistay kaalmo gudaha iyo dibada ah.

Yasiin Maxamed Faarax "shaacuur" wuxuu ka mid yahay laanta musiibada qaran ee Kenya, wuxuuAxmed Xaji Xasan ugu warramay qadka telefoonka ee Wajeer.

Mowduucyada la xiriira