Hooyo wiilkeeda lagu haysto Liibiya oo lacag laga doonayo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Hooyo wiilkeeda lagu haysto Liibiya oo lacag laga doonayo

Hooyo Seynab Maxamed Cali oo ka mid ah barakacayaal degan xero ku taalla Boosaaso oo lagu magacaabo Buulo Mingis, ayaa wiillkeeda curadka ah waxa uu inka badan lix bilood ku xiran yahya dalka Libya.

Cali Ibrahim ayaa sanadkii hore tahriibay waxaana haatan loo haystaa lacag gaareysa 7000 oo doolar.

Mama Saynab ayaa qadka telefanka ugu warantay Fardowsa Maxamed Cilmi.

Mowduucyada la xiriira