Trump oo waaxda garsoorka ku tilmaamay mid baaba'day
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Trump oo waaxda garsoorka ku tilmaamay mid baaba'day

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in hannaanka cadaaladda ee Mareykanka uu yahay mid baaba'ay.

Waa weerarkii ugu dambeeyay ee uu ku qaado garsoorayaasha joojiyay xannibaadii uu saaray todobo dalal oo Muslimiinta ku badan yihiin.

Dhanka kale iskuul Islaami ah oo ku yaalla Mareykanka ayaa ddib u celiyay lacag ay dowladda Mareykanka siisay.

Maxamed Xaaji Xuseen Shiine ayaa uga warramay Axmed Xaji Xasan.

Mowduucyada la xiriira