DAAWO: Muslimiinta Jakarta oo loogu baaqay inay qof Muslim ah doortaan
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

DAAWO: Muslimiinta Jakarta oo loogu baaqay inay qof Muslim ah doortaan

Kumannaan qof oo reer Indonesia ah ayaa isugu tagay magaalada Jakarta, ayagoo Muslimiinta ku baraarujinaya in musharax Muslim dhab ah ay u doortaan Maayarka magaalada.

Maayarka hadda, -- Basuki Tjahaja Purnama – waa masiixi asal ahaan ka soo jeeda Shiinaha, kaas oo dacwad ay maxkamad kaga socoto ka dib markii lagu eedeeyay inuu Quraanka Kariimka ah Aflagaadeeyay.