Dhageyso: Ahmiyadda maalinta raadiyaha aduunka ay leedahay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhageyso: Ahmiyadda maalinta raadiyaha aduunka ay leedahay

Maanta dunida waxaa laga xusayaa maalinta raadiyaha adduunka, waana maalin sida ay sheegayso hay'adda Qaramada Midoobey ee tacliinta iyo hiddaha ee UNESCO, loo asteeyay in la maamuuso raadiyaha.

Ujeedada ayaa ah in la horumariyo xiriirada caalamiga ee u dahxeeya shirkadaha warbaahineed isla markaana loo dhiirigeliyo in idaacado hor leh, gaar ahaanna ku bulshada u shaqeeya la helo si dadku ay u helaan macluumaadka ay u baahan yihiin, ayna u muujiyaan aragtidooda iyagoo idaacadaha deegsanaya.

Haddaba Axmed Ciise Guutaale waa agaasimaha raadiyaha Mustaqbal ee magaalada Muqdisho, Axmed Xaaji Xasan ayuu uga waramay ahmiyadda raadiyaha u leeyahay bulshada Soomaalida ah.

Mowduucyada la xiriira