Abaaraha Koonfur Galbeed ka taagan
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Abaaraha Koonfur Galbeed ka taagan

Inkastoo deegano badan oo dhulka Soomaalida ah ay abaaro ba'ani ka jiraan haddana waxaa la soo sheegayaa in deegaanada qaar ay yihiin kuwo gabi ahaanba biyihii laga waayay.

Gobolka Bakool ayaa ka mid ah dhulka sida weyn looga dayrinayo.

Wasiirka warfaafinta ee maamulka Koonfur Galbeed Ugaas Xasan Cabdi ayaa BBC-da uga warramay abaaraha ka taagan Koonfur Galbeed.