Dhageyso: Soomaali Mareykanka ka qaxaysa
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhageyso: Soomaali Mareykanka ka qaxaysa

Dad badan oo Soomaali ah oo tahriib ku galay Mareykanka ayaa hadda billaabay inay ka cararaan dalkaas oo ay u tallaabaan dhanka Canada.

Dadkaas oo u badan dhallinyaro ayaa ka baqaya in dib loogu soo celiyo Soomaaliya oo ay sheegeen inaysan ku laaban karin duruufo jiro aawadood.

Xuseen Axmed waxa uu ka mid ahaa dadkii tahriibka ku galay Mareykanka, haddana wuxuu u sii qaxay dhanka Canada.