Sawiro: Sida madaxweyne Farmaajo uu ula wareegay madaxtooyada

Halkan ka daawo sida madaxweyne Farmaajo uu ula wareegay madaxtooyada.

Image caption Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynihii hore xasan Sheekh
Image caption Xasan Sheekh oo Farmaajo u sharaxaya waxyaabaha dhexyaalla madaxtooyada
Image caption Labada masuul ayaa madaxtooyada isla dhexmaray
Image caption Qaar ka mid ah waxyaabaha madaxtooyada dhexyaalla
Image caption Qalab kala duwan oo madaxtooyada yaalla ayaa madaxweyne Farmaajo la tusay
Image caption Waxaa xafladda ku sugnaa masuuliyiinta aqalka baarlamaanka iyo sanetka
Image caption Xasan iyo Farmaaajo
Image caption Seefta madaxtooyada oo Xasan Sheekh uu gacanta ku haya
Image caption .
Image caption Madaxweyne Farmaajo ayaa si rasmi ah ugu wareegay madaxtooyada

Mowduucyada la xiriira

Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan