Abaarta hadda jirto oo laga baqayo inay xaalad xun isu badasho
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Abaarta hadda jirto oo laga baqayo inay xaalad xun isu badasho

Somaaliya waxa haatan laga soo sheegayaa xaalad abaar oo ba’an oo saameysay dad iyo duunyaba.

Hay’adda gargaarka ayaa waxa ay ku qiyaasayaan, in ka badan seddax milyan oo qof ay u baahanyihiin cunno gargaar ah.

Mowduucyada la xiriira