Sawirro: Barakacayaasha cusub ee Muqdisho gaaray

Boqollaal qoy oo cusub oo abaaraha ka barakacay ayaa gaaray duleedka magaalada Muqdisho.

Image caption Caruur iyo dumar ayaa u badan barakacayaasha cusub ee Muqdisho gaaraya
Image caption Waxay ka soo qexeen gobolka Baay ka dib markii xoolihii ay abaarta ka dhameysay
Image caption Harraad iyo gaajo ayey uga soo barakeceen goobihii ay deganaayeen
Image caption Dumar iyo caruur barakacayaal ah oo ku sugan duleedka Muqdisho
Image caption Qaar kamid ah waxay gargaar ka heleen dadkii ay soo duldegeen
Image caption Qaar kood waxay shaah ku karsadaan meel bannaan ah
Image caption Barakacan cusub wuxuu imaanayaa xilli madaxweyne farmaajo uu ku baaqay gurmad degdeg ah
Image caption Barakacayaashan cusub waxay dalbanayaan in loo gurmado

Mowduucyada la xiriira

Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan