Marxalad noocee ah ayuu marayaa Af Soomaaliga?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Marxalad noocee ah ayuu marayaa Af Soomaaliga?

Maanta oo kale caalamka waxaa laga xusaa maalinta afka hooyo, oo loo asteeyay in dadka dunida ay xoogga saaraan afafkooda gaarka u ah.

Tan iyo wixii ka dambeeyay burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya, waxaa hoos u dhac uu ku yimid afka Soomaaliga, walow ay hadda jiraan dadaalo lagu xoojinayo.

Haddaba marxalad noocee ah ayuu hadda marayaa afka Soomaaliga?

Maxamed Xasan Cirro, oo ka tirsan xarunta dhaqanka iyo aqriska ee Aw-Jaamac Cumar Ciise, Nairobi ayaa muuhimada maalinkan iyo xaaladda afka Soomaaliga uga warramay Suheyba Maxamed Badqasi.