Waraysi:  Fanaanka Shimaali Axmed Shimaali
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi: Fanaanka Shimaali Axmed Shimaali

Dhawaan waxaa dalka dib ugu soo laabtay fanaanka Shimaali Axmed Shimaali, ka dib markii uu dhowr iyo labaatan sano ka maqnaa.

Shimaali oo muddo 20 sano ka badan qurbaha ku noolaa ayaa hadda meherad ka samaystay magaalada Muqdisho oo ah halkii uu fankiisa ka billaabay.

Maxamed Cumar Baakaay ayaa dhawaan la kulmay wuxuuna uga warramay fankiisa iyo sidii uu xilligaas ahaan jiray tiyaatarka, wuxuuse marka hore ku billaabayaa heestii ugu horraysay ee uu masraxa ka qaado.