Dhagxaan laga sameeyay muuqaalka colaadda Suuriya

Lahaanshaha sawirka Nizar Ali Badr
Image caption Dhagax laga sameeyay Qoxooti qax ku jira

Mala awaalka wuxuu u muuqdaa dad qaxaya. Qoys qaxaya, alaabtooda madaxa ku sita, wax loo ekeysiiyay ilmo yar oo hooyo laabta ku sido; iyo maydka qof ag yaalla qof dumar ah.

Sawiradan waxaa laga mala awaalay xaaladda dalka Suuriya, wuxuuna ninka farshaxanka sameeyay isticmaalay dhagxaan.

Waxaa sameeyay nin 52-sano jir ah oo lagu magacaabo Nazir Cali Badar, wuxuuna ka dib ku daabacay boggiisa Facebook.

Sawir kastaa sheeko ayuu muujinaayaa sida uu sheegay Nazir.

Laba farsshaxan oo dhagax laga sameeyay Lahaanshaha sawirka Nizar Ali Badr
Dhagxaan loo ekeysiiyay maydad Lahaanshaha sawirka Nizar Ali Badr
Image caption Dhagxaan loo ekeysiiyay maydad

Nizar Wuxuu muddo ku dhexjiray farshaxanka dhagxaanta laga sameeyo.

Maalin kastaa 35-tii sano ee la soo dhaafay, wuxuu aadayay xeebta Latakia, wuxuuna soo uruurinayay dhagxaan iyo quruurux qurux badan.

Wuxuu soo uruuriyaaa dhammaan noocyada dhagxaanta.

Markii uu bilowday dagaalkii Suuriya, 2011-kii, Nazir wuxuu soo bandhigay musiibo, guryo burburay, qoysas barakacay, iyo caruur la dilay.

Wuxuu billaabay inuu dhagxaanta ku muujiyo wixii uu ku soo arkay Suuriya.

"Ma haysan kaamero aan ku duubo wixii dhacayay", ayuu yiri, mar uu BBC-da ugu waramay qadka telefoonka ee Latakia, dalka Suuriya.

"Isla markii aan dhameeyay, muddo ayaan eegay, waan baabi'iday hadana mid cusub ayaan sameeyay".

Laba muuqaal oo dhagxaan uu ka sameeyay Lahaanshaha sawirka Nizar Ali Badr
Image caption Laba muuqaal oo dhagxaan uu ka sameeyay
Dhagxaan uu u ekeysiiyay dad ka qeybgalaya duug Lahaanshaha sawirka Nizar Ali Badr
Image caption Dhagxaan uu u ekeysiiyay dad ka qeybgalaya duug
Dhagxaan uu ka dhigay sida dhir iyo hooyo iyo caruurteeda Lahaanshaha sawirka Nizar Ali Badr
Image caption Dhagxaan uu ka dhigay sida dhir iyo hooyo iyo caruurteeda
Dhagxaan uu ka sameeyay caruur ciyaaraya Lahaanshaha sawirka Nizar Ali Badr
Image caption Dhagxaan uu ka sameeyay caruur ciyaaraya
Caruur Lahaanshaha sawirka Nizar Ali Badr
Image caption Dhagxaan uu ka dhigay sida caruur ku sugan geed hoostiisa
Laba dhagax oo dad uu u ekeysiiyay Lahaanshaha sawirka Nizar Ali Badr
Image caption Laba dhagax oo dad uu u ekeysiiyay
Dhagxaan ah sida dad wadne kor u haya Lahaanshaha sawirka Nizar Ali Badr
Image caption Dhagxaan ah sida dad wadne kor u haya
Laba dhagax oo farshaxan ah Lahaanshaha sawirka Nizar Ali Badr

Farshaxanka dhagxaanta Lahaanshaha sawirka Nizar Ali Badr
Shaqada farshaxanka dhagxaanta Lahaanshaha sawirka Nizar Ali Badr
Image caption Farshaxan u muuqda dad la adoonsanayo
Farshaxanka dhagxaanta Lahaanshaha sawirka Nizar Ali Badr
Dhagxaan u muuqda dad qaxaya Lahaanshaha sawirka Nizar Ali Badr
Image caption Dhagxaan u muuqda dad qaxaya
Farshaxanka dhagxaanta Lahaanshaha sawirka Nizar Ali Badr

Waxaa soo saartay qeybta BBC-da ee sawirada iyo wararka bulshada. Dhammaaan sawirada waxaa iskaleh Nazir Cali badar

Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan