Khudbadda madaxweyne Trump
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Khudbadda madaxweyne Trump

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa khudbadiisii u horaysay u jeediyay aqalka Congress-ka, weriyaha BBC ee Maraykanka Maxamed Xaaji Xuseen Shiine ayaa warbixintan inooga diyaariyay Khudbaddaasi.