Falanqaynta Jimcaha
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barnaamijka Falanqaynta Jimcaha ee BBC Soomaali

Barnaamijka Doodda Jimcaha ee waxay ila tahay oo aan ku eegeyno abaaraha Soomaaliya, waxaan ku eegnay sida Soomaalidu ay isu gacan qabatay waqtigan adag iyo nooca gargaar ah, kaalinta ganacsatada iyo qurba-joogta waxaa marti ka qayb galay

1:Xuseen Cabdi Xalane oo wasiir ka soo noqday Soomaaliya, muddo dheernna ka shaqeyn jiray hawlaha bani-aadminimada.

2: Jawaahir Daahir oo ah gudoomiyaha Qubo-joogta Soomaalida ee Dunida.

3. Cabdirashiid Maxamed Siciid oo ah Agaasimaah shirkadda Dahabshiil.

4. Cabdulaahi Nuur Cusmaan oo ah madaxa ururka Hormuud ee samafalka u qaabilsan shirkadda Hormuud.

5: Sheekh Fu'aad Maxamuud Xaaji Nuur oo ah gudoomiyaha gudiga abaaraha Puntland.

Dooda waxaa qaybinaya Cabdinuur Sheekh Maxamed.