Soomaalida Tanzaniya ku sugan oo abaaraha isu xilqaamay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaalida Tanzaniya ku sugan oo abaaraha isu xilqaamay

Waxaa magaalada Daresalaam ee dalka Tanzania lagu uruuriyay deeq lacageed oo loogu talo galay dadka ay abaaruhu ku habsadeen ee Soomaalida ah.

Lacagahani ayaa waxaa uruuriyay ganacsatada iyo jahliyadda Soomaalida ee dalkaasi. Hadaba dhaqalaha loo uruuriyaya abaaraha ka taagan Soomaaliya ayaa waxaanu ka wareysanay Mahat Cabdullaahi Garguurte oo ka mid ah ganacsatada Soomaalida ee dalka Tanzaniya . BashIir Maxamed Caato ayuu u waramay.