Wareysi Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliland
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliland

Gudoomiyaha baarlamanka Somaliland Dr C/raxmaan Maxamed C/laahi (Ciro) ayaa maanta nagu soo booqday Istuudiyaha BBC-da London, waxaana ka wareysanay arimaha la xiriira doorashooyinkii dib loo dhigay ee Somaliland, saldhiga Military ee Imaaraadku ka dhisanayo magaalada Berbera iyo waliba arimaha abaaraha ka jira Somaliland. Wariyaha BBC Mowliid Xaaji Cabdi ayaa wareystay gudoomiyaha.