Diinta Islaamka oo noqon doonto tan ugu weyn dunida 2070
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waxaa la saadaalinayaa in dadka taabacsan Islaamku ay noqon doonaan kuwa ugu badan 2070

Waxaa la saadaalinayaa in dadka taabacsan diinta Islaamku ay noqon doonaan kuwa ugu badan ee adduunka ku nool meesha lagu gaaro sanadka 2070ka.