Gudoomiye Sulaymaan Xasan Waabari oo loo doortay inuu xubin ka noqdo Guddiga Fulinta CAF
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gudoomiye Waabari oo xubin ka noqday Guddiga Fulinta CAF

Gudoomiyaha Xiriirka kubadda Cagta ee waddanka Jabuuti, Sulaymaan Xasan Waabari oo Khamiistii loo doortay inuu xubin ka noqdo Guddiga Fulinta ee Xiriirka Kubadda Cagta ee Afrika (CAF) ayaa guusha uu gaaray waxa uu uga warramay BBCda.

Bishii Janaayo ee sanadkan ayey sidoo kale gudoomiye Sulaymaan u suuragashay inuu xubin ka noqdo Guddiga tartamada ee Xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA.

Sulaymaan ayaa khadka taleefanka ee magaalada Addis Ababa waxaa ku wareystay Cabdifitaax Ibraahim Cagayare oo marka hore waydiiyay dareenkiisa?