Daawo: Webiga Daawa oo gebi ahaantiisba maran
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Webiga Daawa oo gebi ahaantiisba maran

Halkan ka daawo sida webiga Daawa oo mara Mandera uu u qalalay. Beeraleey iyo xoolaqato ayaa si weyn ugu tiirsanaa biyaha webiga.