Bidaarta oo dawo loo helay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Bidaarta oo dawo loo helay

Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa sanadii dambe ka mid noqotay magaalooyinka caalamka ee loo tago beerashada timaha ragga iyo haweenka qaba bidaarta.

Magaaladan ayaa waxaa ku yaallo xarumo caafimaad oo qaliin timo loogu beerayo loogu sameeyo dadka bidaarta qaba.

Soomaali qurbaha ka timid ayaa ka mid ah macaamiisha adeegyada u raadsada xarumahaasi, waxaana dadkaasi ka mid ah, Maxamed Abuukar Xassan (Maxamed Deeq) oo dalka UK uga yimid arrintan isla markaana ku qarash-gareeyay ku dhawaad 2500 oo doolar, Farxaan Maxamed Jimcaale oo dhawaan booqasho ku tagay Istanbul ayaa halkaa kula kulmay wareysigan ayuuna la yeeshay?