Dhibaatada abaarta oo sii kordhaysa iyo shacabka Soomaaliyeed oo si weyn uga qeyb qaatay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhibaatada abaarta oo sii kordhaysa iyo shacabka Soomaaliyeed oo si weyn uga qeyb qaatay

Waxaa dalka Soomaaliya weli ka socda gurmadka abaaraha oo markan si ka duwan sidii hore ay shacabka Soomaaliyeed aad uga dhex muuqdaan gurmadka loo fidinayo dadka ay abaaruhu ku habsadeen.

Guddiga Qaran ee abaaraha Soomaaliyana waxa uu sheegay inay soo gaareen ku dhawaad 2 milyan oo doolar.

Haddaba howsha gurmadka halka ay mareyso ayaa waxaanu ka wareysannay, Sheekh Nuur Baaruud Gurxan, oo katirsan Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha Soomaaliya, waxa uu u warramay, Bashir Maxamed Caato, oo marka hore waydiiyay wararkii ugu dambeeyay ee abaarta?