Daawo: Sida uu u dhacay weerarka baaarlamaanka UK
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Sida uu u dhacay weerarka baaarlamaanka UK

labo qof ayaa ku dhimatay 10 kalena way ku dhaawacmeen weerar ka dhacay bartamaha London oo ay boolisku ku sheegeen inuu ahaa fal argagixiso.