Nooc ka mid bakteeriyada sababta caabuqa TB-da oo u adkaysta daawooyinka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Nooc ka mid bakteeriyada sababta caabuqa TB-da oo u adkaysta daawooyinka

Waxaa maanta caalamka oo dhan laga xusayaa maalinta qaaxada adduunka.

Waxaa walaac laga muujinayaa in uu soo baxay nooc ka mid bakteeriyada sababta caabuqa TB-da oo u adkaysta daawooyinka.

Haddaba waxaanu umuurtaasi ka wareysannay, Abdisalaam Sheekh Ahmed Ali Weerar oo ka tirsan mashruuca la dagaalanka qaaxada ee NHS London, oo aannu wax ka waydiinnay guud ahaan cudurkan TB-da, waxa uu u waramay Bashir Maxamed Caato