Dad ku dhintay gaari daad qaaday
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dad ku dhintay gaari uu daad ku qaaday Somaliland

Wararka ka imaanaya Magaalada Hargaysa ayaa sheegaya in laba qof oo dumar ah ay ku dhinteen meel bariga kaga beegan magaalada Hargaysa.

Labada qof oo gaari saarnaa ayaa la sheegay in uu la tagay daad ka soo rogmaday dooxo halkaa marta.

Wariyaha BBC Axmed Siciid Cige ayaa ayaa arrimahaas uga warramay Faarax Lamaane oo marka hore wax ka weydiiyey deegaannada laga soo sheegay in roobabkii Guga ay ka curteen.