Daawo: Saameynta collaada Yemen ay ku yeelatay carruurta
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: sida collaada Yemen ay u saameysay carruurta

Halkan ka daawo sida carruurta Yemen ay u noqdeen kuwa ay saameynta ugu ballaaran ka soo gaartay collaada dalkaasi ka taagnayd labadii sano ee la soo dhaafay.