Doorashada madaxtinnimada Somaliland oo dib loo dhigay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Doorashada madaxtinnimada Somaliland oo dib loo dhigay

Guddiga sare ee doorashooyinka Somaliland ayaa magaalada Hargaysa maanta uga dhawaaqay in doorashada madaxweynaha Somaliland ay dhaceyso 13 Nofeember ee sanadkan.

Wxaa lagu waday in doorashaasi ay dhacdo 28 March ee sandkan. Waxaa sabab looga dhigay dib u dhaca abaarta jirta .

Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka somaliland Cabdilqaadir Iimaan oo arrintaas ku dhawaaqay ayaa u waramay weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige