Daawo: Dagaalka Mosul oo galay marxad adag
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Dagaalka Mosul oo galay marxad adag

Gulufka ay dawladda Ciraaq doonayso in ay kooxda Dawladda Islaamka la baxday kaga saarto galbeedka magaalada Mosul ayaa weli socda. Hay'adaha xuquuqda aadanaha ayaa walaac ka muujinayo khasaaraha lixaadka leh ee soo gaaraya dadka rayidka ah.