Daawo:Gantaalo 50 ka badan ayuu Maraykanku ku riday Suuriya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Gantaalo 50 ka badan ayuu Maraykanku ku riday Suuriya

Maraykanka ayaa sheegay in uu weerar loo adeegsaday gantaalaha 'Cruise' loo yaqaanno ku qaaday bartilmaameedyo ay leedahay xukuumadda Suuriya.