Sawirada todobaadkii tagay iyo Afrika

Qaar ka mid ah sawirada Afrika ee la qaaday todobaadkii tagay.

Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Ciyaaryahankii hore ee Machester United, Ryan Giggis oo booqday madxaf ku yaalla magaalada Qaahira ee dalka Masar
Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Sawirka oo la shaaciyay Talaadadii wuxuu muujinayaa askeri ka mid ah ilaalada xeebaha Ivory Cost oo ka qeybgalaya dhoolatus ay ku sameeyeen xeebta Abidjan
Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Dhoolatuska waxaa qeyb ka ah sida loola dagaallamo burcadda badda
Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Dalka Gambia, taageerayaasha xisbiga UDP ayaa isu soo baxay ka hor doorashadii baarlamaanka
Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Balse madaxweynihii hore, Yahya Jammeh weli wuxuu leeyahay taageerayaal badan oo Talaadadii isugu soo baxay magaalada Bakau
Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption Tartanka Rome, Orodyahanka u dhashay Itoobiya Tola Shura Kitata oo xarigga ugu dambeeya ka gudbaya tartankii Axaddii la soo dhaafay.
Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Xero ku taalla magaalada Dolow, Soomaaliya oo ay ku nool yihiin dad ka barakacay abaaraha, sawirka waxaa la qaaday xilli gabal dhac ah
Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Isla xeradaas Dolow, waxaa ku yaallo dugsiyo Quraanka Kariimka lagu barto. Waa caruur looxyo haysta
Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Tani waa minaarat masaajid ku yaalla woqooyiga dalka Niger

Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan