Xiriirka ganacsiga ee u dhexeeya Kenya iyo Qadar
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaali lagu casuumay shirka ganacsiga ee u dhexeeya Kenya iyo Qadar

Waxaa maalintii labaad magaalada Nairobi ka soconaya shir looga hadlayo ganacsiga u dhaxeeya dowladaha Kenya iyo Qadar.

Shirkanoo ay soo qabanqaabisay Rugta Ganacsidga Kenya ayaa waxaa lagu casuumay shirkado Soomaaliyeed, iyadoo Rugtu ay sheegtay in Soomaalida ay kaalin muhiim ah ka ciyaareen koboca dhaqaalaha ee Kenya.

Haddaba madaxda shirkadaha Soomaalida ee la casuumay waxaa ka mid ah Cabdirashiid Ducaale, oo ah maamulaha sare ee Dahabshil, wuxuu u warramay Ciise Xaaji Cabdille oo marka hore waydiiyay waxa kullanka uu ku saabsan yahay?

Sawirro: Ganacsiga waratada Afrika

Hoos u dhac ku yimid ganacsiga Shiinaha

Mowduucyada la xiriira