Tahriibayaasha Liibiya oo lagu qabso in ay beeraha ka shaqeeyaan
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Tahriibayaasha Liibiya oo lagu qabso in ay beeraha ka shaqeeyaan

Wararka laga helayo dalka Liibiya ayaa sheegaya in muhaajiriin Afrikaan ah lagu kala iibsanayo wax lagu tilmaamay suuqyada addoonsiga oo casri ah.

Hay'adda socdaalka caalamiga ah ee IOM oo la hadashay qaar ka mid ah dadkii la iibsaday ayaa sheegtay in shabakad ka kooban kooxo hubeysan iyo mukhalisiin ay ay dadkani geeyaan suuqyo muhaajiriinta lagu iibiyo.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Liibiya Muxiyadiin Maxamed Kaalmooy ayaa arintan uga waramay wariyaha BBC Axmed Xaaji Xasan.