Wareysi ku saabsan kulanka madaxweyne Farmaajo & Ganacsatada Imaaraadka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Madaxweyne Farmaajo oo Dubai kula kulmay ganacsatada Soomaalida

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo maalmihii ugu dambeeyey ku sugnaa dalka Imaaraadka Carabta ayaa xalay kulan magaalada Dubai kula yeeshay ganacstada iyo jaaliyada Soomaalida ee dalkaasi ku dhaqan.

Kulamadaas waxaa dadkii ka qayb galay ka mid ahaa Ganacsade Abuubakar Mubaarak Cabdalla oo ah maamulaha shirkadda Royal Meat Group ee fadhigeedu yahay dalka Imaaradka khadka telefoonka ayuu ugu waramay Mowliid Xaaji Cabdi.