Daawo: 500 oo qof  oo daacun ugu dhimatay Soomaaliya tan iyo bishii January
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: 500 oo qof oo daacun ugu dhimatay Soomaaliya tan iyo bishii January

500 oo qof ayaa daacun ugu dhimatay Soomaaliya tan iyo bishii January. Intooda badan waa carruur. Tobanaan kun oo qof ayuu soo ritay cudurkan oo ka dillaacay deegaanada ay abaartu ku dhufatay, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.